Dayuurado dagaal oo duqeeyey Al-Shabaabkii ka laabtay Weerarkii Baar-sanguuni

Warbaahinta ku hadashada afka Maamulka Jubbaland ayaa baahisay in dagaalyahanadii Shabaab ka tirsanaa ee soo saaka weeraray degaanka Baar-sanguuni hawada laga duqeeyey markii ay ka laabteen degaankaas, ayna ku sii socdeen goobihii ay ka soo duuleen. Saraakiisha ciidamada Juballand ayaa sheegay in xoogaga Al-shabaab markii ay ka laabteen Baar Sanguuni ay dayuurado dagaal oo uu … Continue reading Dayuurado dagaal oo duqeeyey Al-Shabaabkii ka laabtay Weerarkii Baar-sanguuni